answersLogoWhite

0

Qabiil is a way for us to track our lineage and kinship.Is part of our culture and identity.Allah has created Qabiil in order for for us to get to know one another

User Avatar

Wiki User

13y ago

What else can I help you with?

Continue Learning about Civil Engineering
Related Questions

Who are the Jaarso?

Jaarso waa qabiil oromo ah Jaarso waxay deegaan ahaan degtaa Dalka Ethiopia, Jinacsani, Tuli Guuleed, Fayaan biiro iyo kuwo kale oo badan. Beesha Jaarso waxay ka kooban tahay 6 jilib. waale beenta maaha sxb niin kii jaarso garanaya uunba garanaya sxb cadawgeda haa unolato jarso sxb


How do you rate a surge protector?

When rating a surge protector, consider its clamping voltage (lower is better), energy absorption/dissipation capacity (in joules), response time (faster is better), and the number of outlets and protection for phone, cable, and ethernet lines. Look for products that are UL listed and have a good warranty.


Who is xaawo taako?

Xaawo cismaan (xaawo taako) waxey eheed Halgamaayad Soomaaliyeed Taariikhda soomaaliyana baal dahaba kagashey xaawo taako qabiil ahaan waxay ahayed gabadh abskuul ah oo jidwaaq absamaa degaan ahaana waxay kasoo jeedaa gobolka jigjiga ee jidwaaq absame dego waxayna markay taariikhdu aheyd 1884 kudhalatay magaalada jigjiga. Xaawo cismaan (xaawo taako) waxay aheyd gabadh ilaahay caqli iyo xikmad kumalaystay oo wax aragti dheer waxaa iyadoo yar loogeeyay habar yarteed oo markaa deganayd degmada xagar ee jubada hoose intii ayna aadin muqdisho ee ayna bilaabin kacdoonkii gobonimo doonka ahaa ee aykaga soo horjeeday gumaysigii talyaaniga ahaa xaawo taako waxay dumarka soomaaliyeed kubaraarujin jirtay doorkii ay kaqaadan lahaayeen halganka ama kacdoonka lagag soo horjeedo gumaysigii talyaaniga 1943 ayay xaawo cismaan kubiirtay ururadii dhaliyarada ahaa ee markaa ka aas-aasmay muqdisho ee ay kamid ahaayeen SYL IYO LEEGO xaawa cismaan waxay kudhimatay banaan bixii xoriyo banana bixii gobonimo doonka ahaa ee 1948 kadhacay fagaaraha xoriyo iyadoo lagu dilay falaadh ( waran) ah kadib markii niman soomaaliya oo markaa u adeegi jiray cadawgii gumaysiga talyaaniga ay kala hortagtay dhagax ay kutuuraysay iyagoo markaa lahayaya magaceeda lana ogaa inay tahay gabadha kaliya ee wada baraarujisa dumarka soomaaliyeed una sheegta qaabkii ay ugala qayb galilahaayeen kacdoonkan kadhankaa gumaystaha talyaaniga oo uu markaa haystay gen. sir. Francis davies oo ahaa taliyihii kadanbeeyay dilkii marxuumada halgamaayada xaawo cismaan (xaawo taako) naxariistii jano allaha kawaraabiyee iyada iyo intii udagaalantayba gobonimada soomaaliyeedba ninkii dilkii xaawo cismaan (xaawo taako) ka danbeeyay waxaa la odhan jirey gen, sir francis davies oo ahaa taliye talyaaniya oo markaa haysan jiray ciidamada gumaysiga Kana waa sawirkii generaalkii talyaniga ahaa ee kadanbeeyay dilkii marxuumad halgamaayad xaawo cismaan (xaawo taako) Gen, Sir. Francis Davies Xaawo taako waxey eheed Halgamaa Soomaaliyeed Taariikhna ku lah dalka iyo dadka Soomailyeed!